Dagaalo lagu hoobtay oo ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Sool & Wararkii damnbeeyey

Ugu yaraan toban qof oo dhinacyadii dagaallamayey ka tirsan ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen, tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Sool. Dagaalka oo saacado badan socday ayaa ka dhacay halka lagu magacaabo Xoorre oo u dhow degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, waxaana la sheegay inuu … Continue reading Dagaalo lagu hoobtay oo ka dhacay degaan ka tirsan gobolka Sool & Wararkii damnbeeyey